Ep:30; Is-xambaarsanaan |Narcissism

Ep:30; Is-xambaarsanaan |Narcissism

Up next

Ep:16; Burnout |Shufbeel Tamareed

Daal aadan xeeldheeraantiisa ka faalloon karin wax kasta oo aad samaysayna aan suulaynin haddii uu ku hayo oo salkiisa aad gaadhi wayday armuu yahay 'shufbeel tamareed' !Dhagaysi iyi dhaqan gelin wanaagsan.Ka falceli xilqaddan 😊 

Ep:15; The Fear of Moving Forward|Ka Cabsashada Hore-U-Socodka

Waligaa ma dareentay in markasta oo aad tallaabo horę u qaaddo Aad haddana dib u qaadayso? Cabsi maka dareentaa hore u socodkaaga nololeed? haddii jawaabtu 'Haa' tahay xilqaddan adiga ayaa iska leh. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan 🌸Ka falceli xilqaddan 😊 

Recommended Episodes

Episode 118: Soomaali - "Ciise waa inoo dhintay".mp3
"Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya / " Words of Life", "Good News", "Gospel Songs" - Major Languages Spoken in Somali / "اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومالية - "كلمات الحياة" ، "الأخبار ال

Somali - "Jesus Died for Us" / الصومالية - "يسوع مات من أجلنا".mp3. // 1 KORINTOS: CUTUB 131 Haddaan ku hadlo afafka dadka iyo malaa'igaha, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxaan noqday naxaas dhawaaqaysa ama saxan bir ah oo sanqadhaya oo kale. 2 Oo haddaan leeyahay hadiyadda wax ...  Show more