Ep:2; The Power of Positive Affirmations| Awoodda Erayada Togan

Ep:2; The Power of Positive Affirmations| Awo...

Up next

Ep:16; Burnout |Shufbeel Tamareed

Daal aadan xeeldheeraantiisa ka faalloon karin wax kasta oo aad samaysayna aan suulaynin haddii uu ku hayo oo salkiisa aad gaadhi wayday armuu yahay 'shufbeel tamareed' !Dhagaysi iyi dhaqan gelin wanaagsan.Ka falceli xilqaddan 😊 

Ep:15; The Fear of Moving Forward|Ka Cabsashada Hore-U-Socodka

Waligaa ma dareentay in markasta oo aad tallaabo horę u qaaddo Aad haddana dib u qaadayso? Cabsi maka dareentaa hore u socodkaaga nololeed? haddii jawaabtu 'Haa' tahay xilqaddan adiga ayaa iska leh. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan 🌸Ka falceli xilqaddan 😊 

Recommended Episodes

Xidhiidh - Nafeed Qaybtii labaad
Xidhiidhada Nolosha Podcast

Fariin ii reeb :)

Daraasado cilmiyaysan oo la sameeyay waxa la ogaaday xidhiidhka qofku la leeyahay naftiisu inay tahay halbeega lagu cabiro xidhiidhada kale ee noloshiisa ka t ...

  Show more

Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codepedency| Q-1aad
Xidhiidhada Nolosha Podcast

Fariin ii reeb :)Ku tiirsanaanta aan dheelitirnayni waa dabeecad dad badani leeyihiin se ayna ku baruurugsanayn. Waa dabeecad dadka badanka lagu amaano se saamaysa qofka cafimadkiisaa maskaxeed iyo jidheedba kuna keenta qanaacad darro iyo daganaanshiyo la'aan. Kaga boggo dabeecad ...  Show more

Ixtiraamka Dadka Q-1aad
Xidhiidhada Nolosha Podcast

Fariin ii reeb :)

Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la x ...

  Show more

Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codependency| Q-2aad
Xidhiidhada Nolosha Podcast

Fariin ii reeb :)

Q-2aad|| Ku tiirsanaanta aan dheelitirnayni waa dabeecad dad badani leeyihiin se ayna ku baruurugsanayn. Waa dabeecad dadka badanka lagu amaano se saam ...

  Show more