Ep:13; Maladaptive Daydreaming| La qabsan-Waa Iyo Maalin Riyood

Ep:13; Maladaptive Daydreaming| La qabsan-Waa...

Up next

Ep:16; Burnout |Shufbeel Tamareed

Daal aadan xeeldheeraantiisa ka faalloon karin wax kasta oo aad samaysayna aan suulaynin haddii uu ku hayo oo salkiisa aad gaadhi wayday armuu yahay 'shufbeel tamareed' !Dhagaysi iyi dhaqan gelin wanaagsan.Ka falceli xilqaddan 😊 

Ep:15; The Fear of Moving Forward|Ka Cabsashada Hore-U-Socodka

Waligaa ma dareentay in markasta oo aad tallaabo horę u qaaddo Aad haddana dib u qaadayso? Cabsi maka dareentaa hore u socodkaaga nololeed? haddii jawaabtu 'Haa' tahay xilqaddan adiga ayaa iska leh. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan 🌸Ka falceli xilqaddan 😊 

Recommended Episodes

Warning Dream! Mark of the Beast God showed me whats Coming!
Redesigning Destiny

Crystal Love4Jesus --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/aei-leon/message