Xidhiidhada Nolosha Podcast

Xidhiidhada Nolosha Podcast

Release Date

All Episodes

Cafimadka Maskaxda & Ramadanta

Fariin ii reeb :)

Cafimaadka maskaxdu waa mid ay tahay qofku inuu ka war hayo markaste waayo waa waxa ugu muhiimsan ee laga saadaalin karo nololshaadu waa mid sidee u eeg iyo s ...

  Afficher plus

Baraarujin - kala duwanaanshiyaha ahdaafta bisha ramadan

Fariin ii reeb :)Bilowga ramadan waxaan kugu baraarujinayaa dhowrkan qodob ee aan kusoo koobay xalqadan. Baraarujintani waxay saamayn wayn kuyeelan doontaa qaabka aad ahdaaftaada ramadan aad u samaysatid iyo sidoo kale uga dhigtid mid kusalaysan cidaad tahay, halkaad nolosha mara ...  Afficher plus

Su'aalo & Jawaabo

Fariin ii reeb :)Kusoo dhawoow barnamijka Su'aalo & Jawaabo. Labdan su'alood waxay khuseeyaan nolol malmeedkeena iyo sidaa aynu wax uga ogaan lahayn mararka qaar dareemada culusi soo if-baxaan fariinta ka danbeysa. Dhagaysi wacan :) https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodc ...  Afficher plus

Sidee Looga Baxaa Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-2aad

Fariin ii reeb :)

Waa maxay talaabooyinka uu qaadi akro qofka raba in uu ka baxo xidhiidhuu kala kulmaya tacadiga loo yaqaano 'Narcisisstic Abuse'. Ka dhagayso xalqad ...

  Afficher plus

Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-1aad

Fariin ii reeb :)Calaamado noocma ah ayaad ku garan kaartaa tacadiga loo yaqaano Narcissistic abuse? Muxuu kaga duwan yahay xidhiidhada kale ee aan fayoobayn ee loo yaqaano 'toxic relationships'. Xalqadan waxan kaga hadlay astaamaha iyo saamaynta tacadiga noocan ah.Dhagaysi wacan ...  Afficher plus